Ra’iisal Wasaaraha a Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan magaalada b ayaa Shir-guddoomiyay kulan ay isugu yimaadeen Golaha wasiirrada Galmudug.
Kulankaas waxaa ka qeyb galay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo wasiirrada dowladda federaalka ee Ra’iisul Wasaaraha ku wehliya safarkiisa.
Shirkan ayaa diirradda lagu saaray wadashaqeynta, iskaashiga dowladda federaalka iyo dowlad goboleedka Galmudug.
Ra’iisul wasaare Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug waxaana ay halkaas kulamo kala duwan kula qaadanayaan madaxda Galmudug.
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com