Qarax miino oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Wararka aynu k heleyno xaafada Taleex ee Degmada Hodan ee Gobolkan Banaadir ayaa sheegaya in Qarax Miino uu halkas ka dhacay

Qaraxa ayaa lagu soo waramayaa in uu ahaa miino nuuca dhulka lagu aaso waxaana lala eegtay gaadiid ay ay waten Ciidamo ka Tirsan Dawlada

Warar ay heshay Warbaahinta Aaragti cusub ayaa sheegaya in Qaraxa uu si gaar ah uga dhacay wadad laamiga ah ee u dhow Madaxtooyadii hore ee Cabdi qaasim

Lama oga ilaa hadda khasaraha rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxa

Wixii warar ah eek u soo kordha kala soco halkaan

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com