Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho

Wararka ka imaanaya Degmada Kaaran ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Qarax uu ka dhacay degmadaasi

Qaraxa ayaa waxaa ka soo  baxaya warar kalu duwan dadka qaar ayaa sheegaya in uu miino dhulka la dhigay islamarkaana lal eegtay gaari ay la socdeen Dad ka shaqeeynayay wacyi gelinta cudurka covid19 halka kuwo kalena ay sheegayaan uu aha mid gaariga lagu soo  xiray

Qaraxa oo ka dhacay agagarka garoonka kubada cagta qoob dooro ee degmada Kaaraan Waxaana ku dhintay Darawalkii baabuurka kaxeeynayay iyadoo sidoo kale goob joogayaal ay sheegayaan in in Askar iyo Dad kale oo shacab ahaa oo la socday gariga dhaawacyo kala duwan ay soo gaareen

Ma aha markii Ugu horeysay Qarax nuucaan uuk adhaco Magaalada Muqdisho kas oo geysta waxyeelo kala duwan

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com