Qaar ka Tirsan Wadooyinka Muqdisho oo Xiran

Ciidamo ka Tirsan dawlada Federalka Soomaaliya ayaasaakay xiray inta badan wadooyinka Magalada Muqdisho

Ciidamo aa u hubeysan oo qaarkood wata gaadiidka dagaalka ayaa xiray isgoysyada Magalada Muqdisho

Wadooyinka Xiranayaa waxa ay kala yihiin Wadnaha , sodonka ,warshadaha iyo wadooyin kale oo ku yaala Magaalada Muqdisho

Ilo ku dhow laamaha Amniga Dawlada ayaa warbaahinta aragti cusub u shegay in wadooyinka loo xiray sugida Amniga Muqdisho xilli la filayo in magaalada Muqdisho lagu qabto shir u dhexeya Dawlada Federaalka , Dawlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com