Puntland oo xirtay xafiiskii Gudiga Doorashooyinka Qaranka(Warsaxaafadeed).

Garoowe, War qoraal ah oo goordhaw ka soo baxay Maamulka Puntland ayaa lagu amray in la xiro xafiiska Gudiga doorashooyinka Qaranka ee ku yaalay Garoowe.

Warsaxaafadeedka ayaan  lagu xusin  wax faah faahin ah oo ku aadan sababaha loo xiray balse taas ayaa caqabad kale ku sii noqon doonta xiriirka xun ee ka dhaxeeya Puntland iyo dowlada Federaalka.

Halkaan Hoose ka aqriso Warsaxaafadeedka:


Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com