Maamulka Puntland, ayaa soo bandhigtay Mowqifka ay ka qabto ka qayb-galka Shirka Dhuusamareeb3.
Puntland, waxay ka qayb-galka Shirkaasi ku xirtay Shuruudo ay kamid yihiin, in marka hore la magacaabo Ra’iisul wasaare cusub, si loo helo Xukuumad Sharciya oo fulisa Qodobada lagu heshiiy.
Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtoyada puntland ayaa u qornaa sidaan:
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com