Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Degaanka iyo Isbeddelka Cimilada Puntland, ayay kaga tacsiyaysay Geerida libaax, inkastoo aysan sheegin sababta keentay dhimashadood
“Wasaaradda Deegaanka Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland waxay ummada bariga africa gaar ahaan shacabka Uganda uga tacsiyeynaysaa dhimashada 6 libaax.”
Wasaaradd Degaanka iyo Isbedelada Cimilada Puntland waxay shaacisay in dhimashada Libaaxyadaas ay sii kordhinayso hoos u dhaca kala duwanaanta noolaha iyo dheelli-tir la’aanta degaanka.
Maamulka Puntland ayaa noqonaya Maamul goboleedkii ugu horeeyay oo ka hadlay dhimashada raxan libaaxyo ah.
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com