Qoraal ka soo baxay Xafiiska Agaasimaha Guud ee Bankiga Puntland ayaa lagu amray dhammaan Shirkadaha Isgaarsiinta iyo Bangiyada gaarka loo leeyahay, in ay fuliyaan Amarkii Puntland ku xaddiday Lacagta ee Elektaroonikada ah.
Qoraalkan oo ku taariikhaysan 27-ka December 2020, waxa dhammaan Shirkadaha Isgaarsiinta lagu amray, in ay xaddidaan Adeegga Lacagta danabaysan ee E-money $10 Dollar iyo wixii ka yar, si loo xakameeyo Sicir-bararka iyo qiima dhaca Lacagta Shilin Soomaaliga ah.
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com