Oslo iyo deegaano hoos yimaado oo bandow lasaaray.

Laga bilaabo 23 oo ku beegan maanta waxaa si rasmiha udhaqan gelidoono saacadu marka ay ku beegantahay 12:00 duhurnimo bandow ay dowlad ku soorogtay ilaa iuo 9 degmo oo Oslo ay ku jirto sida ay dowladu ku shaacisay shir jaraa’id oo ay saakay qabatay.

Dhamaan waxaa laxiray meelka ay dadku isugu yimaadaan sida Sentara-da , dukaamanka dharka  kuwa qamriga suuqyada waa-weeyn ee 9-ka degmo oo ay Oslo kamid tahay.

Mas’uuliyiinta caafimaadka ee degmada Nordre Follo ayaa sheegay in 2 qof ay ugu geeriyoodeen xanuunka Cronaha cusub ee dhawaan ka soobilawday Uk.

Wasaarada caafimada dalka Norway ayaa diiwaan gelisay in 52-qof  laga helay caabuqa Cusib ee Crona veirus waxaana dhamaan la adakeeyay is dhexgalka dadka iyo isku socadkooda.

 

Dowlada ayaa sheegtay in ay furnaan doonaan dukaamanka qutul daruuriga ah ee raashinka kaalmaha shidaalka iyo Farmashiya yaasha lkn wixii intaa kasoo haro ay xirnaandonaa ilaa amar danbe .

Kamuunayaasha ay dowladu sida gaarka badndowga ugu soo rorgtay ayaa kala ah Nordre Follo, Moss, Oslo, Nesodden, Enebakk Ås , Vestby  og Våler