NRK oo markii ugu horeeysay tabagelisay barnaamijka Eid-Mubaarak

24-may oo ku beegneed axada NRK ayaa soo bandhigi doonto buragaraam cajiib ah oo  loogu xafladeeynayay dadka soonaa bisha Ramadaan.

Barnaamijklaani oo kabaxay kanaalka NRK Saacadu maraka ay ku beegneed 7:45 ayaa siweeyn loogu tahniyadeey doonaa muslimiinta kunool norwey .

Rima Iraki oo aheed gabadha barnaamijka daa-dihineeysay ayaa waxaa kala soo qeebgalay kaar katirsan muslimiin rer Norway ah oo caan ka ah wadanka.

Maalinta Axadda ee 24-keeda, kanaalka NRK wuxuu soo bandhigi doonaa barnaamijka “Xafladda ka dib soonka – Id mubarak”. Waa in la xuso xuska maalinta muslimiinta id al-fitr. Waxay noqon doontaa markii ugu horreysay ee NRK ay u asteeysoto dhamaadka fasaxa Ramadaanka

Dadkii kasoo qeeb galay Xafladda loogu magacdaray Eid wanaacsan ayaa soo bandhigay suàalo dhoor ah oo ku saabsan soonka iyo wax yaabaha laxariiro sida cunada  cibaadadda dadka musliminta ay sameyaan bishaan barakeeysan ee Ramadaan iyo sidookale qaabka ay iskugu hambalyeyaan.

NRk ayaa sheegaytay in ay rabaan in waxbadan ka ogaadaan Mulimiinta Norway qaabka ay u cabal dagaan iyo hadiyadaha ay isi-siiyaan maalinka eid-da oo ah maalin ku weeyn quluubta dadka muslimiinta ah.

XIGASHO:- https://www.klartale.no/kultur/nrk-lager-sending-om-id-1.1716687