Kalabar dadka Norwey ayaa waxay qorsheynayaan inay gurigooda joogaan maalinta qaranka wadanka 17-May ee Nasjonaldagen.
Tani ayaa muujiyey cabsida lagaqabo cudurka safmarka ah ee Corona kaasi oo xiligaan dunida ku beeray qal-qal xoogan.
Dad badan ayaa iyanah qorsheynayo in maalinta 17-may ay u dabaal degaan maadaama aytahay maalinta qaranka Norwey
Doolada ayaa dhawaan sheegtay in la ogolyahay dad gaarayo 50-qof in ay meel is kugu imaan karaan iyadoo loo hogaansamaayo shuruucda dowlada.
Shacabka Norwey ayaa marka lagaaro 17 may oo ah maalita qaranka siween iskugu marxabeey jiray laakin sanadkaani ayaa waxaa sameeyn xoogan ku yeeshay cudurka Covid-19.
Xafiiska Wararka,Oslo
Info@aragticusub.com