Kadib shir jara’id oo ay qabatay ra’sul wasaaraha Norway Erna Solberg ayeey ku sheegtay in guud ahaan wadanka xuduudihiisa laxiray muda 2-bo usbuuc ah.
Dadka wadanka degan ee doonayo in ay dib ugu soolaabtan marka laga reebo cid soo gelikarto majarto ayeey tiri Erna Solberg .
“Waxeey intaas ku dartay in dadka wadanka kabaxayo ay joogaan hadii ay jirin waxyaabo daruuri ah oo ay u baxayaan si loo yareeyo faa-fitaanka qaabuqa cusub ee uk verus oo dhawaan Norway soo gaaray .
Wadamada Norway xuduud wadaaga la ah ayaa iyaha xiray xuduudahooda waxaana ka mih ah Swdan , Denmar, Filamd, iyo Rusland kadib markii dhawaan Norway laga helay karoonaha cusub ee kasoo bilawday Uk.
Dowlada ayaa dhawaan bandow ku soo rogtay ilaa 9-degmo oo ay ku jirto Oslo waxaana dhamaan al-baabada leesugu dhiftay xarumihii ganacsida sida suuqyadi sentaradi iyo goobihii dadweeynaha ay ku kulmi jireen.