Nin udhashay Danmerk oo dhiigisa lagu daweeyay dad qaba Covid-19

Denmerk (. Aragticusub) :-Dhiiga Toomas oo uu kudhacay Covid-19 ayaa lagu daaweeyay dad laxanuunsan Caabuiqa Caronaverus .

Dowlada Denmerk oo kamid ah wadamada sida ba,an ulatacaalayo cudurlka safmarka ah ee Covid-19 oo iminka dunida qaatu ka taagantahay ayaa geed dheer iyo mid gaaban xiligaan usaaran sidii ay ulatacaali laheed .

Dhiiga ninkaan udhashay dalka Denmerk ayaa lagu daweeyn doonaa dadka la,ildaran xanunka Carona veirus oo ay ku adagtahay neefsashada ayaa lagujiri tiyaabo ay sameeyeen dhaqaatirta wadanka Denmerk.

Dhaqaatirta wadankaasi ayaa sheegay in tijaabadaani lagu guuleestay waxa aynah intaa kudareen  in dadka xanunka Covid-19 kudhacay kadibna kasoo kabtay ay badqab u yihiin dadka waayeelada iyo kuwa naqaska kudhago oo si,aad ah u laxanuunsan cudurka .

Denmerk ayaa lasheegay in ay ku guuleysatay xakameenta cudurka Covid-19 marka loo eego wada,mada rer yurub sida Itali , Spen, Uk Faranca iyo qaarkale oo katirsan caalamka.

Xafiiska Wararka,Oslo.

Info@aragticusub.com