Musharrax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geele oo lagu soo dhaweeyay muqdisho Arimo badana ka hadlay

Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa Maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho

IsaMusharrax Daahir Maxamuud Geele oo la hadlay Taageerayaasha Xisbiga DAN-QARAN ayaa sheegay in loo baahan yahay siyaasad ku dhisan Nabad, deganaan iyo in dalka ay ka doorasho

Waxaa kale oo uu sheegay in Siyaasiyiinta intooda badan ay soo gaareen Muqdisho, Islamarkaana ay ka hadli doonaan doorashoyinka dalka ka dhici doona
Sidoo kale Waxaa uu ka digay in la abuuro Colaad sekeeye oo dalka ka dhacada, waxaana uu Tilmaamay in hanaan nabad gelyo wax lagu raadiyo si uusan dalka xaalad Cakirnaan u gelin

Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com