Midowga yurub ayaa wado qorshe ay xuduudaha uga furayaan Yurub sida ugu dhaqsaha badan.
Warbixinta ayaa lagusheegay in marka hore wadamada xuduud wadaaga ah ay bilaabi doonan iyadoo taxadir iyo feejignan ku aadan halista Covid -19 ay siiwadi doonan wadamada leesku furo.
Midowga Yurub wuxuu soo bandhigay qorshihiisa ku saabsan sida xuduudaha looga furi lahaa iya sidookale qorshaha lagu bad-baadinayo dalxiiska iyo iskusocodka Midowga Yurub.
Waxa ay shegeen in wadamada kale, kala hadlidoonan sidii xuduudaha loo furi lahaa waa muhiim inaan dib u bilowno dalxiiska mar kale, ayay tiri Stella Kyriakides oo ah xubin ka tahay Guddiga Yurub .
Intabadan wadamada rer yurub ayaa hoosta ka xariiqay in dunida intaa in kabadan sii kala xarnaan karin taasinah ay fursad weey u Tahay dad badan oo ahaladoodii kamaqan in kabadan 2-bil
Shaqaalaha ajnabiga waxaa loo oggol yahay inay Norwey yimaadaan sidookale Jarmalka ayaa sheegay inay diyaar u yihiin. in ay xuduudaha ufuraan guud ahaan Midowga Yurub laga bilaabo 15ka Juun.
Wadamada qaar waxay furi doonaan xuduudahooda Jimcaha, sida Faransiiska, Switzerland iyo Austria. Jarmalka ayaa sheegaya inay sidoo kale xadka u furi donaan Danmark.
Xafiiska Wararka,Oslo
Info@aragticusub.com