Kulan ay magaalada Muqdisho ay ku yeesheen midowga musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxa ay uga digeen dowladda Federaalka Soomaaliya in ay olole siyaasadeed u isticmaasho sida ay xiriirka dowladdaha dariska la ah Soomaaliya .
war Qoraalah ah oo ka soo baxay Midowga musharixiinta ayaa lagu sheegay in dowladda Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo olole siyaasadeed u isticmaaleyso Hoos u dhigista xiriirka Kenya, kaddib markii ay dhawaan dalka ka eriday safiirkii Kenya u joogay Soomaaliya.
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com