Midowga Musharixiinta iyo Madaxda Maamulada Puntland iyo Jubland oo shir uu uga socdo Muqdisho

Xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho ayaa kulan waxaa uu uga socdaa Madaxweynayaasha maamulada Puntland , Jubland  ,Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Madoobe iyo midowga musharixiinta

Kulanka ayaa looga hadlayaa xaalada Soomaliya iyo arimaha doorashooyinka  dalka

Madaxda Maamulada Jubland , Puntland iyo Midowga musharixiinta ayaa lagu soo waramayaa in ay ka arin sanayaan xaalada siyaasadeed ee dalka iyo qabsoomida shirka lagu ballmay in uu ka dhaco Teendhada Afisoyoone Hase ahaatee madaxda maamulada Jubland iyo puntland ayaa durbaba soo ajiibay in ay ka qayb galaan shirkaasi Hase , ahaatee madaxda maamulada Galmudug , koofurgalbeed iyo Hirshabeele ayaa ka caga jiidaya ka qayb galka shirkaasi kuwaas oo la sheegay in ay taageersan yihiin madaxweyne Farmaajo oo doonaya in shirka lagu qabtao Xarunta madaxtooyada si uu shirka u godoomiyay isalamarkaana Fikradhiisa uu ku socodsiiyo balse arintaas iyana waxaa ka ka soo horjeeda madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Jubland oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa arinkaasi ka soo horjeeda.

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com