Midowga Afrika oo ka shiraya xaalada siyaasadeed ee dalka

Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga ee  Afrika ayaa maanta shiraya xaaladda Soomaliya ka dib codsigii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo kaas oo  ahaa in ay fududeeyaan hanaanka doorashada si muwaadiniinta u doortaan shaqsiyaad ku matala kursiga

Arintaan ayaa imaaneysa ka dib markii Baarlamaanka Soomaaliya  12 bishan uu  Ansixiyay sharciga jiheynta doorashada dalka, iyadoo  maamulada Puntland iyo Jubaland ay diideen in  doorasho hal dhinac ah Soomaaliya lagu qabto

Madaxweynaha Muddo xileedliisa uu dhamadaay Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa ugu baaqy Midowga in ayb soo fara geliyaan xaalada Siyaasdeed ee dalka islamarkaan la wada hadashiiyo isaga iyo mucaaradka ka soo horjeeda

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com