Madaxweybaha Dlka Kongo ahna Gudoomiyaha Midowga Afrika, Felix Tshisekedi ee Jamhuuriyadda la sheegay madaxweynihii hore ee dalka Sierra Leone Ernest Bia Koroma uu u magacaabi doono Ergeygagiisa gaarka ah ee u qaabilsanaan doona arrimaha Soomaaliya, dhinaca Tubta doorashada iyo xalinta khilaafka siyaasadeed ee saameeyey hogaamiye yaasha siyaasada ee soomaliya ee doorashada isku haysta
Waxaa dhawaan looga dhawaaqayaa magacaabidiisa magaalada Addis Ababa
oo ah xarunta Midowga Afrika Magacaabista Ergayga Cusub ee Midowga Afrika u qaabilsan arimaha doorashooyinka Somaaliya .
Madaxweynihii hore Dr. Ernest wuxuu ahaa Madaxweynihii saxiixay in ciidama dalka Sierra Leone loo soodiro dalka somalia iyagoo wata calanka Amisom
Xafiiska Wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com