Mid ka mid ah musharaxiinta xilka Gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug ayaa goordhaw shaaca ka qaaday in xilkaas ka tanaasulay.
Abdulaahi Axmed Calasow ayaa goordhaw warbaahinta u xaqiijiyay in xilkaas ka tanaasulay.
Iminka waxaa isugu soo haray xilka Gudoonka baarlamaanka laba musharax taasi oo la filayo in maanta mid u codeeyaan xildhibaanada baarlamaanka Galmudug.
Wixii Warar ah kala soco www.aragticusub.com
Info@aragticusub.com