Maxkamadda Sare ee Puntland oo dib u dhigtay dhageysiga Dacwada xildhibaanadii Xasaanada laga qaaday

8 xildhibaan oo ka Tirsan baarlamaanka Puntland isla markaana dhawaan xasaanada laga qaaday maanta la filayay in dacwadoodu ay ka bilaabato maxkamadda sare ee Puntalnd ayaa dib loo dhigay.

Maxkamadda Sare ee Puntland, ayaa horay u muddaysay dhegaysiga dacwad la xiriirta sax-ahaanshaha xilka xayuubintii lagu sameeyay 8 mudane oo ka tirsanaa Baarlamanka Puntland.
Waxaana dacwadda dib loo dhagaysan doona maalinta Sabtida ee nagu soo aadan.

Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com