Warqad ka soo baxday Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa lagu Amray 6 eedeysane oo loo heysto fal dambi oo la xiriirta faafinta xogaha amniga Qaranka iyo sameynta basaasid siyaaasadeed inay ku yimaadaan Maxkamadda 29-05-2021 si ay isaga difaacaan eedda loo heysto.
Xafiiska Wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com