Madaxa Hey’adda Sahan Reseach Matt Brydan ayey Maxkamadda gobolka Banaadir ku heshay eed uu ku soo oogay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, taas oo ah in Matt Brydan uu faafin jiray siraha Qaranka, waxayna Maxkamaddu maanta ku xukuntay shan sano oo xabsi ah.
Sidoo kale Hey’adda Sahan Reseach ayey maxkamaddu ka mamnuucday in dib dambe ay uga howlgasho gudaha Soomaaliya
Dhawaan ayay ahayd Markii Maamulka Gobolka banaadir uu Mamnuucay in hay’addaSahan Research ay ka hawlgash Magaalada Muqdisho
Xafiiska wqararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com