Maxay kawada hadleen Ra’iisal wasaare Rooble iyo Agaasimaha bankiga Aduunka ee Afrika?

Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Bangiga Adduunka ee Geeska Afrika Mr. Keith Hansen iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ay ka wada hadleen dardargelinta mashaariicda horumarineed ee Bangiga Adduunku ka fuliyo Soomaaliya iyo kuwa qorsheysan.

Ra’iisul Waaaaraha ayaa uga mahadceliyay Bangiga Adduunka taageeradiisa hay’adaha dowladda iyo horumarinta midaamka maaliyadeed ee dalka.

Bankiga Aduunka ayaa Dawlada Federaalka soomaaliya kala shaqeeynayay Nidaamka Deyn cafinta Dalka

Xafiiska wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com