Maxay ka wada hadleen Wafdi ka socda Dawlada Itoobiya iyo Ra”iisal Wasaare Xamse?

a’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Danjire Mukhtaar Maxamed Waare.
Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Danjire Waare ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada waddan, gaar ahaan dhinacyada amniga iyo la dagaallanka Alshabaab.
Ugu dambeeyntii Dawlada Itoobiya oo  qayb ka ah Hawlgalka ATMIS ee Soomaaliya ayaa dhawaan Ciidan iyo Gaadiid Dagaal geysay gobolka Gedo si ay qayb uga noqdfaan Hawllgalka ka dhanka ah Alshabaab ee ka socda Soomaaliya.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info @aragticusub.com