Maxaa looga hadlayaa Kulanka Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya?

Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulankoodii caadiga ahaa caadiga ahaa ku leh xaruntooda Villa Hargeysa ayaa ka doodaya hindise sharciyeedka beeraha.

Xildhibaannada Golaha shacabka ayaa lagu wadaa in ay akhrinta saddexaad ay marsiiyaan hindise sharciyeedka Beeraha Soomaaliyeed kaas oo horyaalla Golaha

Sidoo kale Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa lagu wadaa in ay dhowaan ansixiyaan Hindise Sharciyeedka Beeraha kadib markii ay dhammaystiraan Akhrinta iyo doodaha la xiriira Sharcigaas.
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com