Kadib dhacdadii naxdinta laheed ee police gobolka Minnessoto ay ku toogteen wiil soomaali ah ayaa durbaba waxaa isqabsaday banaanbaxo waa-ween oo arinkaa looga soo horjeedo.
Soomaalida degan magaalada Minneapolis iyo Guud ahaan dad ka cadheeysan dhacdadaas ayaa isugu soobaxay wadooyinka iyo xaafadaha magaalada waxeeeyna dalbadeen in cadaalada lahorkeeno ragii dilkaasi bareerka ah kadanbeeyay.
Dilka loogeestay muwaadinkan soomaalida ah ayaa siweey logga dareemay guud ahaan gobolka waxeeyna dadka banaanbaxa dhigayaan maalintii 3-xaad .
Arbacadii ladhoodhaafay ayeey booliska Minneapolis toogasho ku dileen Doolaal Ciid oo ahaan 28, jir xiligaas gaarigiisa kudhaxjiray sida lasheegay.
Goobta dilla dhacay ayaan kafogeen bishii May halkii lagu dilay Geoge Floyd oo ahaa nin madow ah oo booliska si bareer ah nafta uga qaadeen.
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com