Maraykanka oo ku Amray Madaxda Maamul goboleedyada inyasn ka bixi karin muqdisho inta heshiis laga gaarayo doorashada Soomaaliya

qoraal kooban  oo kasoo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shacabka Soomaaliya ay haatan doonayaan in la qabto doorashada.

Mareykanka wuxuu madaxda maamul goboleedyada ‘ku amray in Muqdisho ay ku sugnaadaan tan iyo inta looga heshiinayo hannaanka doorashada ee Soomaaliya.

U.S. Embassy Mogadishu, Somalia

@US2SOMALIA

 

The people of #Somalia want elections now.

@SaidAbdullahiDe

@PresidentMadobe

@MrQoorqoor

@AliGuudlaawe

@Laftagareen

must stay in Mogadishu until an election agreement is reached. Failure is not an option. https://twitter.com/UNSomalia/status/1373613067641225216

 

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com