Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shekh Maxamuud ayaa kulan Is-xogwaraysi ah la qaatay Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed.
Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Abdi Aziiz Lafta-Garaan .
Madaxweynaha ayaa kala hadlay Odayaasha dhaqanka xaaladda Siyaasadeed ee maamulka Koonfur Galbeed iyo sidii ay u taageeri lahaayeen dowlada uu madaxda ka yahay ee aan wali lacaleema saarin.
Xafiiska Wararka Muqdisho
Info @aragticusub.com