Madaxweyne Waare oo Wasiiro xilka ka qaaday kuwo cusubna magacaanbay

Madaxweynaha maamulka  Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa waxa uu Xilalkii ka qaaday 2 Wasiir, waxa uuna magacaabay Wasiiro si ay u bedelaan kuwa  xilka laga qaaday

Dekareeto ka soo baxday Xafiiska Madxweyne Waare waxaa lagu sheegay  in Wasiirkii  Biyaha iyo Tamarta ee Hirshabelle, Saalax Maxamed Xasan xilka laga qaaday, laguna bedelay Shucayb C/Kariim oo ka Tirsan Baarlamaanka Hir shabeele

Wareegtada Madaxweyne Waare waxaa kaloo xilka looga qaaday Wasiiru-dowlihii Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Hirshabelle, Waxaana lagu beddelay Yuusuf Axmed Yalaxow oo Isna ka Tirsan Baarlamaanka Hir

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com