Madaxweyne Qoor Qoor oo soo gaaray Muqdisho

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtayMagaalada Muqdisho  ka dib safar uu ugu maqnaa dalka Turkiga,

Madaxweyne Qoor Qoor ayaa lagu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee Muqdisho, waxaana ku soo dhoweeyeen Xildhibaano,Wasiiro  iyo mas’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir

Qoor Qoor ayaa isaga iyo Madaxweynaha Koofur galbeed oo aan weli soo gaarin muqdisho waxaa sharuud ay ku xireen shirka lagu qabanayo Xeeyndaabka Xalane ee Afisiyooni iyadoo madaxda puntland iyo jubland ay ku sugan yihiin muqdisho kuwaas oo soo Ajiibay Codsiga beesha caalamka ee ah in shirka ay ka soo qayb galaan balse Qoor Qoor iyo lafta gareen ayaa la sheegay in in Beesha Caalamka ay ku qasbeyso in shirka xalane ay ka soo qayb galaan .

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com