Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Dhuusamareeb Xaruunta Maamulka Galmudug.
Waxaa garoonka diyaaradahaDhuusamareeb kusoo dhaweeyay Gudoomiyaha Baarlamaanka DR Maxamed Nuur Gacal iyo Xubno kale
Qoor Qoor ayaa muddo 13 Cisho ah ka maqnaa Magaalada Dhuusamareeb waxaana , iyadoo intii uu joogay Magaalada Muqdisho uu kaga qayb galay shirkii Madaxda Dawlada Federaalka iyo Dawlad goboleedyada oo ugu dambeyntii lagu heshiiyay doorashada ka qabsoomi doonta Dalka iyo isaga oo sidoo kale ka qayb galay kulamo gaar agar ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho
Xafiiska Wararka,Muqdisho.
Info@aragticusub.com