Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay qaar ka mid ah madaxda Maamul goboleedyada

Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan gaar , ah xalay Villa Soomaaliya kula yeeshay qaar kamid ah madaxda maamul goboleeyda dalka .

Farmaajo ayaa la kulmay madaxda maamulada Galmudug ,Hirshabeele, Koofur galbeed iyo gobolka banaadir.

Madaxdaas ayaa Madaxweyne Farmaajo uu kala hadlay waxyaabihii ka soo baxay shirkii guud ee muqdisho ay ku yeeshen dhammaan madaxda dawlad goboleedyada

Madaxweyne Farmaajo ayaa dhawaan Ergo u diray madaxda maamulada Puntland iyo Jubland waxaana uuu diray Madaxda maamulada Galmudug Hirshabeele iyo Koofur Galbeed si loogu qanciyo ka qayb galka shirka wadatashiga ee looga hadlayo arimaha doorashooyinka Dalka .

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com