Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Dawlada Federalka Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa isaga iyo Wafdi uu a ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho ka dib  markii ay ka soo qayb galeen shirkii  natiijo la’aanta ku soo dhamaday ee Dhuusamareeb Lagu qabtay

Madaxweyne Farmaajo ayaa saacadaha soo socda khudbad ka horjeedinaaya Xildhibaanada Labada Gole ee Baarlamanka Soomaaliya si uu uga war bixiyay xaalada Siyaasadeed ee Dalka iyo Natiijada shirkii  Dhuusamareeb

Warar kale ayaa sheegay in madaxweyne Farmajo uu  ka codsan doono Xildhibaanada Labada Gole in Muddo kordhin ay u sameeyaan Dawladiisa si waqti ku filan ay ugu hesho hergelinta doorashooyinka

 

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com