Madaxweyne Farmaajo iyo maamulada Taageersan oo maalintii 4aad shir uu Uga socdo Muqdisho

Teendhada Afisiyoone ee ku taala Xeyndaabka Xerada Xalane ayaa maalintii 4aad waxaa kulan ku yeeshay Madaxweyne Farmaajo iyo madaxda  kale e maamul gobolddyada isaga tageersan iyo Gobolka banaadir

Kulankaan oo Hal dhinac ah ayaa madaxweynaha Muddo xileedkiisa uu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa looga hadlay arimaha doorashooyinka Soomaliya waxana kulanka ka maqan madaxda maamulada Puntland iyo Jubland kuwaas oo iyana ku sugan Magaalada Muqdisho.

Madaxda Puntland iyo Jubland ayaa hore u diiday shirkii dhawaan uu ku baaqay madaxweyne Farmaajo waxaana ay sheegen in aan laga tashan Ajandaha shirka

Hase ahaatee, Wakiilada Beesha Caalamka iyo Qaramada Midoobay ayaa sheegay in aysan Tageeri doonin muddo kotrdhin loo sameeyo Dawlada Maqtigeeda uu dhammaaday iyo doorasho hal dhinac ah taasi oo keenytay in dawlada Madaxweyne Farmaajo Jawaab ay ka bixisougana digtay in wakiilada beesha caalamka ay joojiyaan faragelinta ay ku haayaan Arimaha Soomaaliya.

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com