Madaxweyne Deni oo ka hadlay Wariye ku Xiran Xabsiga Magaalada Garowe

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi  Deni ayaa ka hadlay Xariga wariye Kilwe Aadan muddo ka badan laba bilood  ku xiran Xabsiga Garoowe.

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdilaahoi Deni aya sheegay ayaa sheegay in wariye Kilwe uu yahay  dambiile isla markaasna kiiskiisa lasoo gabagabeyn doono dhawaan.

Madaxweyne Saciid Deni ayaa sheegay in wariyaha uu ahaa shaqsi doonayay in si dhaqso leh lagu barto, sidoo kalena wuxuu rajo wanaagsan ka muujiyay inuu xoriyadiisa dib u heli doono.

Hadalka Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdilaahi Deni ayaa ku soo Aadaya Xilli Wariye Kilwe Aadan uu muddo ka badan 60 maalmood ku xiran yahay Xabsiga Garowe maantana maxkamad la soo taagay

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com