Madaxweyne Deni oo Garowe kula kulmay Wafdi ka socday Midowga Yurub

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ku qaabilay Xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe, Wafdi ka socda Midowga Europe oo uu hoggaaminayo Ergayga Midowga Europe ee Soomaaliya Nicolás Berlanga.

Kulanka uu Madaxweynaha Puntland la yeeshay Wafdiga ka socday Midowga Europe ayaa looga hadlay Xaalada Soomaaliya iyo sidii looga gudbi lahaa caqabadha Siyaasadeed eek u gadaaman doorashada Dalka

Wafdiga  ka socday Midowga Europe ayaa waxa ay kala ahaayeen  Danjiraha Talyaaniga ee Soomaaliya, Alberto Vecchi iyo Safiirka Sweden ee Soomaaliya Staffan Tillander.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com