Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka ambabaxay Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha ee Cigaal ee magaalladda Hargeysa.
wararka ayaa sheegaya Madaxweyne Biixi iyo Wafdiga la socday ay ku dhoofeen Diyaarad Khaas oo ay Dowladda Jabuuti u soo dirtay Somaliland, iyadoo la filayo inay maanta ka qeyb galaan wada hadalada ka furmaya Jabuuti ee u dhexeeya DFS Soomaaliland
Waxaa xusid mudan in Soomaaliya wadahadaladaasi wafdiga uga qayb galayo uu Hogaaminaayo madaxweyne Farmaajo