Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa marka hore u tacsiyadeeyay dadkii ku dintay dagaalkii Magaalada Laas-Caanood ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo maleeshiyaadka degaanka.
Muuse Biixi wuxuu sheegay in uu aad uga xun yahay dagaalladii ka dhacay Magaalada Laas-Caanood, isaga oo sheegay in aan laga fuleyn in wixii Siyaad barre uu ku sameeyay Magaalada Hargeysa in uu ku sameeyo magaalo kale.
Colaada laascaanood ayaa gashay maalintii 12aad waxaa ka dhahsy khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac iyadoo Somalilan lagu Eedeeyay in ay duqeeysay goobaha Dad shacabka ah joogaan ee laasaanood.