Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa Dikareeto kasoo baxday Xafiiskisa ku Magacabay Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Gobolka Shabeelaha Hoose.
ARAGTIYo
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka oo digniin diray
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka oo digniin u diray dadka xujeyda ka qaadaya lacagaha ka baxsan jaangoynta adeegga xajka