Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe , ayaa kulan la yeeshay Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi xaashi.
Cabdi Xaashi iyo Axmed madoobe ayaa ka wada hadlay xaalada Dalka uu ku jiro iyo sida looga gudbi karonismari waaga ka taagan doorashooyinka Dalka
Madaxaweynaha Maamulka Jubland Axmed Madoobe ayaa tan iyo markii uu soo gaaray Magaalada Muqdisho waxaa uu bilaabay kulamo siyaasadeed ee uu la qaadanayo siyaasiyiinta iyo wakiilada Beesha caalamka ee ku sugan Soomaaliya
Xafiiska Wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com