Madaxweynaha Hirshabeele oo Xilkii ka qaaday Gudoomiye ku xigeenkiiAmniga ee G/Hiiran

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Hirshabeelle Ali Guudlaawe Xuseen ayaa Xilkii looga  qaaday Gudoomiye Ku Xigeenka Amniga Maamulka Gobolka Hiiraan Maxamed Meeris Isaaq.

Sidoo kale Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Hirshabelle ayaa loogu magacaabay inuu guddoomiye ku xigeenka Amniga gobolka Hiraan uu noqdo Axmed Cusmaan Cabdulle Axmed Inji oo hore xilal kala duwan uga soo qabtay gobolka Hiiraan.

 

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com