Madaxweynaha Galmudug Garabka Ahlu-sunna oo War cusub soo saaray

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug garabka ahlusunna Dr Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa amray in Golaha Wasiirada Galmudug ee la magacaabay 13/10/2018 ay howlahooda shaqo sii wataan inta uu kasoo magacaabaayo Golaha Wasiirada Galmudug ee Cusub.

 

Xafiiska Wararka, Muqdisho 

Info@aragticusub.com