Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa ka furmay shir u dhexeeya madaxda maamul goboleedyada iyo xubno ka socda beesha caalamka.
Waxaana qayb ka ah xubnanaha ka qeybgalay shirka wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee
Shirkan looga hadlayaa sidii looga gudbi lahaa khilaafka harreeyay hanaanka doorashada ee Soomaaliya.
Beesha Caalamka ayaa Cadaadis ku waday dhinacyada Soomaalida sidii Heshiis buuxa looga gaari lahaa doorashooyinka dalka
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com