Madasha Xisbiyadda Qaran oo xaalada Galmudug baaq kasoo saaray .

War-Mutiyeed kasoo baxay Madasha Xisbiyadda Qaran ayaa loogu baaqay DFS inay joojiso faragelinta dhismaha Maamul Gobaleedka Galmudug maadaama Xukuumaddu ay ku fashilantay dhismaha Galmudug Mid ah una qeybisay 3 Maamul.