Saxaafadeed ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran a ayay kaga soo horjeesteen go’aankii Golaha Wiirada xilka sii haya ay ku ansixiyeen Golaha Adeegga Garsoorka, waxaana ay ku tilmaameen sharci darro
Madasha xisbiyada Qaran ayaa shaaciyay in ay ka wal walsan yihiin sifada sharci darada ah ay ku dhaqaaqday Xukuumadda kalsoonida lagala noqday oo ay ku magacabaeen Hey’addo dastuuri ah sida Guddiga adeegga Garsoorka iyo Hey’adda Batroolka Soomaaliyeed
War saxaafadeedka Madasha ayaa lagu sheegay in Xukuumadda hadda jir ay tahay Xukuumad Xil-Gaarsiineed, isla markaana aanay laheyn awood sharciyeed ay ku qaadan karto go’aano masiiri ah ay ku meel gaari karto Guddi dastuuri ah oo horay magacaabistiisii looga gaabiyay.
Madasha ayaa uga digtay Madaxweyne Farmaajo in uusan soo saarin warbixinta xubnahaas 5-ta ah ee ka tirsan Golaha Adeegga Garsoorka inta la waafajaniyo
Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com