Madasha Xisbiyada Qaran oo ka hadlay mowqifkooda heshiiskii Dhuusamareeb

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa waxay Warsaxaafadeed ka soo saartay qodobadii ka soo baxay shirkii 20-kii bishan lagu soo geba-gabeeyay Magaalada Dhuusamareeb.

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa marka hore soo dhaweysay wixii ka soo baxay Shirkii Dhuusamareeb 3, waxayna Madasha Xibiyada muujisay inay soo dhaweyneyso in doorashada ku dhacdo waqtigeeda.

Madashu waxay Warsaxaafadeedka ku xustay in weli qabyo yahay shirka, ayna ka dhiman yihiin qaar ka mid ah Danleyda iyaasadda ee dalka.

 

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com

 

Akhriso Warsaxaafadeedka Madaha Xisbiyada Qaran