Maamulka Jubbaland oo war ka soo saaray baxsashadii Abdirashiid Janan(Aqriso).

Kismaayo,Maamulka Jubbaland ayaa war goordhaw ka soo saaray Abdirashiid Janan oo la sheegay in maanta uu ka baxsaday xabsi ku yaala Muqdisho.

Warsaxaafadeed caawa ka soo baxay Maamulka Jubbaland ayay ku sheegeen in aad uga walaacsan yihiin xaalada Abdirashiid.

Jubbaland ayaa ugu baaqday dowladda dhexe in ay war bixin deg deg ah ka keento xaalada uu ku sugan yahay Wasiirkii Amniga Jubbalan.

Halkaan ka aqriso Warsaxaafadeedka ka soo baxay jubbaland.

XafiiskaWararka,Muqdisho.

info@aragticusub.com