Baydhabo, Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Abdi Casiis Ahmed Mohamed (Lafta-gareen) ayaa maanta wareegto ku magacaabay Gudi farsamo oo soo qiimeeya dad si sharci daro ah ku dagay inta u dhaxeysa Garoonka diyaaradaha Baydhabo iyo isbitaalka Magaalada.
Gudigaan oo ka kooban 13-xubnood ayaa ah kuwo qiimeyn ku soo sameyn doona dhulkaas iyo dadka dagan.
Halkaan ka aqriso Wareegtada uu soo saaray Lafta Gareen.
Xafiiska Wararka,Muqdisho.
Info@aragticusub.com