Laba Maleeshiyo Beeleed oo ku dagaalamay gobolka shabeelada Hoose

Maalintii laabaad ayaa dagaal sababay khsaraae isugu jira dhimasho iyo dhaawac waxaa uu ka socdaa degaanla Yaaqbari weyneee gobolka shabeeladaHoose,

dagaalkan ayaa waxaa ku dhintay dad lagu qiyaasay  10  qof  halka kuwo kalena ay ku dhaawacmeen

wararka ayaa sheegay in xaaladu ay weli kacsantay islamarkaana labada maleeshiyo beeleed ee agaaka u dhexeyo dhaq dhaaqyo ay wadaan

Dad badan ayaa la sheegay in ay  ka  barakeen degaanka yaaqbariweyne mana jirto cid kala dhex gashay maleeshiyada dagaalka uu u dhexeyo

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info @aragticusub.com